Madaxweyne Deni oo beesha caalamka ka dalbaday arrin xad gudub ku ah DF

Shir u dhexeeya Maamulka Puntland iyo qaar ka mid ah Wakiilada Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Waxaa shirka ka qeyb galaya Madaxweyne Siciid Deni oo ay weheliyaan wasiiro iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Puntland, iyadoo laga wada hadli doono qoondada Puntland … Continue reading Madaxweyne Deni oo beesha caalamka ka dalbaday arrin xad gudub ku ah DF